Waa kuma Cabdiraxmaan Kulmiye oo sirdoonka SNMsheegay ‘inuu yahay basaas ay gacanta ku dhigeen’?
Qoraal ay hay’adda ku soo daabacday boggooda X ee horay loo oron jiray Twitter, ayaa lagu sheegay in ragaasi hore u fuliyeen falal ka dhan ah …
Waa kuma Cabdiraxmaan Kulmiye oo sirdoonka SNMsheegay ‘inuu yahay basaas ay gacanta ku dhigeen’?
Qoraal ay hay’adda ku soo daabacday boggooda X ee horay loo oron jiray Twitter, ayaa lagu sheegay in ragaasi hore u fuliyeen falal ka dhan ah …
Baarlamanka Denmark oo ansixiyay sharci lagu mamnuucayo gubista qur’aanka
Baarlamaanka Denmark ayaa Khamiistii meel mariyay sharci dambi ka dhigaya in kitaabka Qur’aanka Kariimka ah lagu gubayo goobaha fagaarayaasha ah, si loo dejiyo carada dalalka Muslimiinta ah, kadib markii ay Denmark …
Baarlamanka Puntland oo muddada kororsaday
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 12-aad ee …
Bahda ALLSANAAG, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Caruurtii, Qoyskii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Allah ha u naxariistee eedo Saynab Maxamed Xaaji Faarax oo maalintii shalay ku geeriyootay dalka Hindiya . Waxaan si gaar ah tacsi ugu diraynaa …
Go,aankii maanta soo baxay maahayn mid sax ah , anoo dadkeyga u daneenaya waxaan ku dhawaaqayaa in 8, Jan, 2024 ay doorasho dhacayso……\
…Maxay tahay sababta Laascoonood middi loogu dilay ayeeyo Soomaaliyeed oo 75 jir ah?
Waxaa magaalada Laascaanood ka dhacay dhacdo hadal hayn dhalisay oo ku saabsan haweeneey da’ ah oo la sheegay in Minid lagu lagu dilay.
Dhacdadaan ayaa horseedday muran …
Maxaa sababay ololaha ka dhanka ah Biden ee ay wadaan Muslimiinta iyo Soomaalida Mareykanka?
Hoggaamiyeyaasha Muslimiinta Maraykanka oo ka kala socda lix gobol ayaa wacad ku maray inay abaabuli doonaan bulshooyinka Islaamka si ay uga soo horjeensadaan dib u doorashada …
WAR-SAXAAFADEED : SHIRKA MADAXWEYNAHA IYO XISBIYADA SIYAASADDA PUNTLAND.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay Xisbiyada siyaasada Puntland, shirkaasi oo socday maanta ilaa iyo caawa ayaa looga hadlay dardargelinta dhameystirka Doorashooyinka hal qof iyo hal cod …
Yaa la soo dagi kara hubka loo fasaxay Soomaaliya?
Xuseen Macallin ayaa sheegay in dowladda federaalka ay xalay ku soo wareegtay mas’uuliyadda xakamaynta hubka.
“Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa mas’uuliyadaa leh, hubka ka soo galaya xadduuddaha iyo hubka soo gala, noocyada …
Buuq hareeyey kulankii baarlamanka Soomaaliya ee maanta
Fadhi wadajir ah oo ay lahaayeen labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta furmi waayay kaddib markii uu hareeyay buuq ku saabsan ajandaha fadhiga.
Xildhibaannada qaar ayaa hor istaagay in la furo kulanka …