27th July 2024  admin  Category :

Buuq hareeyey kulankii baarlamanka Soomaaliya ee maanta

Fadhi wadajir ah oo ay lahaayeen labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta furmi waayay kaddib markii uu hareeyay buuq ku saabsan ajandaha fadhiga.

Xildhibaannada qaar ayaa hor istaagay in la furo kulanka iyaga oo diidanaa ajandaha miisaaniyadda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*