26th July 2024  admin  Category :

Bahda ALLSANAAG, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Caruurtii, Qoyskii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Allah ha u naxariistee eedo Saynab Maxamed Xaaji Faarax oo maalintii shalay ku geeriyootay dalka Hindiya . Waxaan si gaar ah tacsi ugu diraynaa Adeer Maxamed Warsame Awaare oo ay ahayd Xaaskiisa

Waxaanu Marxuumadda Allah uga baryayanaa inuu Janaddii Fardowsa ka waraabiyo, Qaraabadii iyo ehelkiina ay ka tagtayna samir iyo iimaan uu ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

Tacsidan mid la mid ah waxa diraya Qoyska reer Cabdulaahi Uurcad

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*