Author Archives: admin

Madaxweynaha JFS oo ku adkeeyay hay’adaha amniga inay ka dhabeeyaan hirgelinta Habraaca Xakameynta Hubka

Madaxweynaha JFS oo ku adkeeyay hay’adaha amniga inay ka dhabeeyaan hirgelinta Habraaca Xakameynta Hubka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagaga hadlay dardargalinta hawlgallada ciribtirka khawaarijta, dhammeystirka bixitaanka ATMIS, iyo diyaar …

Dhulka ay Soomaalida degto waxaa iska caadi ah gudniinka ragga oo meelo kala duwan lagu sameeyo.

Waxaa muddooyiinkii hore loo sameyn jiray qaab dhaqameed , balse hadda meelo badan oo deegaanada Soomaalida iyo caalamkaba ah waxaa wiilasha lagu gudaa isbataalada.…

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda USAID ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socday Hay’adda Kaalmada iyo Hormarinta Caalamiga ah ee Mareykanka (USAID) oo ay hoggaaminaysay madaxa hay’adda ee Soomaaliya Sheri-Nouane Duncan-Jones.

Labada dhinac ayaa ka wada …