27th April 2024  admin  Category :

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan   qoyskii,  eheladii,  Caruurtii iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Maxamed Axmed Yuusuf (Maxamed Xawar), oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Marxuum  Maxamed Axmed Yuusuf (Maxamed Xawar) waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii uu  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin,

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*