Kumuu ahaa Laacibkii iyo Geesiga Soomaaliyeed ee aadka looga yaqaan dalka Yaman.
Waxa jirtay orah ay Yamantu ama reer Cadmeedku ay isticmaalaan oo ah ma ” Cali Xeero ayaad is mooday”.
Kumuu ahaa Cali Xeero?
Cali Xasan Xeero, wuxuu ahaa …
Kumuu ahaa Laacibkii iyo Geesiga Soomaaliyeed ee aadka looga yaqaan dalka Yaman.
Waxa jirtay orah ay Yamantu ama reer Cadmeedku ay isticmaalaan oo ah ma ” Cali Xeero ayaad is mooday”.
Kumuu ahaa Cali Xeero?
Cali Xasan Xeero, wuxuu ahaa …
Miyaa laga maarmay Nidaamkii 4.5 ee awalba xaaraanta ahaa ee Soomaalidu si ay ku sii wada joogto wax ku qaybsan jreen,
Maanta waxa banaanka yimid ceeb aan Soomaalidu intoooda badan ogayn ama ka war hayn oo ahayd in wasaaraddii arimaha …
Qorsheel oo shir gudoomiyay shirka shaqaalaha xarunta dhexe.
Garoowe: 13 April 2024: Wasiirka wasaaradda caafimaadka dawladda Puntland mudane Siciid Jamac Qorsheel oo uu wehelinayo wasiir kuxigeenka Dr Abdirsashiid Xassan Jamac ayaa maanta shir gudoomiyay shirka shaqalaha xarunta dhexe.
Shirkaan oo …
Iran oo la wareegtay markab xamuul ah oo marayay marin biyoodka Hormuz
Ciidamada ilaalada kacaanka ee Iiraan ayaa gacanta ku dhigay markab xamuul ah oo xiriir la leh Israa’iil kaasi oo Sabtida maanta ah marayey marin biyoodka Hormuz, sida ay …
Nadiira Cabdullaahi: Sheekada dhaqtaraddii haween iyo dhallaan badan badbaadisay balse iyadii umul-raacday
Waxay ahayd dhakhtaradda kaliya ee qaabilsan qalliimada, badbaadinta hooyooyinka iyo dhallaanka ee ka howl gali jirtay isbitaalka guud ee degmada Baran ee gobolka Sanaag.
Allaha u raxmadee Dr …
Faahfaahinta weerarkii ka dhacay Australia iyo ninkii ka dambeeyay
agaalada Sydney, nin toorrey ku hubaysan ayaa dilay shan qof tiro kalana dhaawacay goob mashquul badan oo laga dukaamaysto halkaas oo ka dhashay jaahwareer iyo kala carar sida ay goob joogayaal …
Kulankii madaxda beesha Abgaal ee Guriga Macalin weli ee Nairobi oo laysku afgaran waaey.
…Khilaafka Dowladda Federaalka iyo Puntland
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay khilaafka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Maamulka Puntland ee sii xoogeystay kadib ansaxintii afarta cutub ee ka mid ah Dastuurka Federalka Soomaaliya.
…Yaa ka danbeeya in Dastuurka Soomaaliya wax laga bdelo habeen madow oo aan cidna wax laga waydiin
Waa arooskii Saadiq John oo kaligii taliyaha Jabuuti ku amrayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow inuu kala diro madaxda maamul goboleedyada oo sidiisa oo …
Madaxweyne Culusoow iyo Shariif Axmed oo Nairobi lagu dhex dhexadinayo
Madaaxweyaha Soomaaliya Xasan Culusoow, oo meel adag ka istaagay inuu wada hadal iyo wada tashi Dastuurka ah la galo maamulka Puntland ayaa Dalka Kenya u tegay in lagu dhex dhexaadiyo …