Author Archives: admin

Go’aanka dawladda Puntland.

Go’aanka Dowladda Puntland oo caawa kasoo baxay Shir Gole Wasiir oo aan caadi aheyn, Kaasi oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor.

Waxaa Warbaahinta la wadaagay Wasiirka …

DENI OO MAGACAABAY 13 AGAASIME WAAXEED

DENI OO MAGACAABAY 13 AGAASIME WAAXEED

  1. Faysal Cabdullaahi Maxamed waxaa loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaarada Amniga.

2. Cabdulqaadir Cali Suleymaan waxaa loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Amniga ee Wasaarada Amniga.

3. Cabdixakiin Cabdile Guuleed waxaa loo magacaabay …