Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

26th April 2024  admin  

Raisul wasaarihii hore ee Soomaaliya oo ku geeriyooday dalka Turkiga Allah ha u naxariistee Ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax ayaa maanta ku geetiyooday dalka Turkiga. Allah u naxariistee Xasan Abshir Faarax, aya Soomaaliya xilal badan uga soo …

26th April 2024  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay Shirka Madaxweynayaasha Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya oo si rasmi ah caawa uga furmay xarunta Madaxtooyada Galmudug ee magaaladda Dhuusamareeb. Kulankan oo ah kii ugu horeeyay ee si …

26th April 2024  admin  

Gudoomiyihii hore ee Xisbiga USP, madaxweyne ku xigeenkii ugu horeeyey ee Puntland iyo madaxweynihii hore ee Puntland Allah ha u naxariistee Maxamed Cabdi Xaashi ayaa ku geeriyooday dalka Kenya Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan umadda …

26th April 2024  admin  

Gobolka Sanaag, waa gobol isku darsaday Wax soo saarka beetaha . Kaluumaaysiga, Dalxiiska iyo Xoolaha nool https://www.facebook.com/bootan.axmed/videos/288749398860819/ Dhulkayagu Sabool Maaha …