6th May 2024  admin  Category :

Gudoomiyihii hore ee Xisbiga USP, madaxweyne ku xigeenkii ugu horeeyey ee Puntland iyo madaxweynihii hore ee Puntland Allah ha u naxariistee Maxamed Cabdi Xaashi ayaa ku geeriyooday dalka Kenya

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan umadda Soomaaliyeed, Reer Puntland, Bah wadaagta USP,  qoyskii,  eheladii,  Caruurtii iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Gudoomiyihii hore ee Xisbiga USP, madaxweyne ku xigeenkii ugu horeeyey Puntland iyo madaxweynihii hore ee Puntland Allaha ha u naxariistee Maxamed Cabdi Xaashi

Marxuum   Maxamed Cabdi Xaashi , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*