6th May 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay Shirka Madaxweynayaasha Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya oo si rasmi ah caawa uga furmay xarunta Madaxtooyada Galmudug ee magaaladda Dhuusamareeb.

Kulankan oo ah kii ugu horeeyay ee si rasmi ah u yeeshaan Madaxweynayaasha Dowladdaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Puntland, Jubaland, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Galmudug ayaa looga hadli doonaa xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan Doorashada Soomaaliya.

Khudbaddii maanta

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*