Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

26th April 2024  admin  

Ergeyga gaarka ah Madaxweynaha ee Arrimaha Beesha Isaaq Ioo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Ergayga Gaarka ah Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Beesha Isaaq Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa kulan la yeeshay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Danjire Ibraahim Mete Yagli, …

26th April 2024  admin  

Hannaanka iyo shuruucda u dagsan daweynta ee dalka Holland, ayaa waxay tilmaamayaan in deeq-bixiyaha Shahwadda aanu waalid/aabbe u noqon Karin in ka badan 25 carruur ah, oo ka kala tirsan 12 qoys. Laakiin garsoorayaasha, ayaa sheegay in ninkan uu horseed …

26th April 2024  admin  

Hoggaamiyaha koox diimeedka Kiristanka ee dalka Kenya, ayaa lagu wadaa in toddobaadka soo socda la soo taago maxkamad, iyadoo ay weli socoto soo saarista meydadka laga helay xabaal wadareedyo ku yaalla halka ay ku yaallaan xarumihii cibaadada ee isagu maamuli …

26th April 2024  admin  

Dekaddii Berbera wax kama soo degaan, suuqii Tog wajaale waa xiran yahay, kantarooladdii Laascaanood Tukaraq iyo Caynabo albabaabadaa loo xiray . Waaan ka baqayaa inaan is cuno / Hoos ka daawo wasiirka beeraha maamulka SNM Abdul qaadir Iiman Warsame oo …