Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

7th May 2024  admin  

Hooleey oo beelaha Hawiye ka codsaday inay u soo ururiyaan qaaraan Ninka ku magcaaban Godoomiyaha Ururka Irir samaale Hooleey, oo maalmahan ku sugnaa qaar ka mid ah gobolada waqooyi ee Soomaliya ayaa sheegay in lacag ay u soo dirtay Shirkadda …

7th May 2024  admin  

Muxuu Mustafe Cumar ka yiri hadalkii Abiy Axmed ee buurta Kaaraamardha? Dhawaan ayay ahayd markii uu Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed uu goob fagaare ah oo uu kusoo bandhigayay buug uu qoray ka sheegay in loo baahan yahay in buurta …

7th May 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga Ilaalinta Arrimaha Rayidka  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya dhawaan u magacaabay Ergayga Gaarka Xasillinta iyo Ilaalinta …

7th May 2024  admin  

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowlad goboleedka Puntalnd ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay 14 nin oo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab. Maxkamadda ayaa si kooban u baahisay magacyada iyo macluumaadka Khawaarijta la xukumay, kuwaas oo kala ah: 1- Abuukar …