Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL
1st May 2024 admin
Qaar kamid ah Ururrada Siyaasadda Puntland “Dowladdu waa in ay tallaabo ka qaado kuwii xalay qasay caasimadda waxa ay is og yihiin. Ururrada Siyaasadda ee baaqa soo saaray ayaa waxa ka maqnaa siddii caadadu u ahayd Ururka Mideeye ee uu …
1st May 2024 admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo booqasho rasmi ah uga bilaabatay dalka Qatar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkan oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo qaadanaysa muddo 2 maalmood ah. Madaxweynaha …
1st May 2024 admin
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweeynaha u qaabilsan arrimaha Soogalootiga iyo xuquuqda Caruurta Ambaashatoor Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf ayaa Magaalada Stockholm ee Caasimadda Dalka Sweden uga qeeyb gashay shir looga hadlayey tagriibka oo ay soo qabanqaabiyeen Midowga Yurub.Shirka ayaa waxaa lagu …
1st May 2024 admin
Wasiirka arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qaabilay danjiraha dowladda Federaalka Ruushka u qaabilsan dalkeenna Mudane Mikhail Golovanov oo soo gaaray Caasimadda Muqdishu. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin tartanka aan …