26th April 2024  admin  Category :

Baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya ayaa noqday mid gacanta u galay madaxweeynaha iyo ra’iisal wasaaraha, shaqada baarlamaankana waa mid  ku soo ururtay oo kalliya in ay u codeeyaan oo kalliya waxa ay ra’iisal wasaaraha iyo madaxweeynaha ay rabbaan oo kalliya, waxaana meeshii ka baxday hay’addii dhameed ee laga rabay ineey dawaladda la xisaabtanto. Hadaba, yaa mas’uul ka ah in baarlamaankii dhamaa ee dalka uu noqdo mid ku danbeeya jeebka shaqsiyaad?  

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*