27th April 2024  admin  Category :

Waxaa magaalada Ceelbuh lagu qabtay soo dhaweeyn loo sammeeyay ciidankii dhawaan ku biiray maamulka Puntland. Hadaba, odayaal ka hadlay goobta ayaa sheegay in ay beel ahaan iyagu ay tashadeen, balse ninkii doonaya in uu wax ku darsado ama doonaya inuu raaco SNMta uu aado meesha ay joogaan.

https://youtu.be/FQZcCEXGAio

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*