27th May 2022  admin  Category :

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan umadda Soomaaliyeed, bulshada Puntland, Reer Maakhir,  qoyskii,  eheladii,   iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Marxuum Haji Ali Mohamed Hirsi (Ali Puntland) , oo ka mid ahaa guurtida iyo waxgaradka Gobolka Sanaag iyo Puntland

Marxuum  Haji Ali Mohamed Hirsi (Ali Puntland   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

بسم الله الرحمن الرحيم           
كُلُّ نَفْسٍ ذَآئِقَةُ الْمَوْتِ وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُورِ
صدق الله العظيم

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*