26th July 2024  admin  Category :

Dawladda federaalka ayaa ka wadda iska hor imaad laga dhex abuurayo dadka Puntland. Hase ahaatee, shacabka Puntland oo ah dad ka feejigan hagardaamooyinka cadawga ayaa shacabka waxeey cod dheer ku taageereen madaxweeynaha Puntland Siciid Ca/laahi Deni iyo maamulkiisa.

Waxaa maalmahaan jirey shaqsiyaad callooshood u shaqeeystayaal ah, oo ku eedeenaya madaxeweenaha Puntland, Siciid Deni, sababta uu ogga qeeyb gallay calleemo saarka madaxweeynaha Jubaland. Jubaland waxaa taageersan dhammaan shacabka Puntland, marna dhici meeyso in Jubaland meel cidla ah looga taggo, iyada oo la taageerayo kooxda maafiyada ah ee fadhiigooda uu yahay Villa Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*