26th May 2022  admin  Category :

Waxaa sii xoogeysanaya khilaaf siyaasadeed oo soo kala dhexgalay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni iyo Madaxweyne ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cisman Karaash.

Xiisadda ayaa ka dartay kaddib markii Madaxweyne ku xigeenka uu saacidihi ugu dambeeyay sameeyay magacabiis agaasimayal iyo mas’uliyiin global, taas oo uu ka hor yimid Madaxweyne Deni.

Deni oo u sharraxan xilka madaxtinimada Soomaaliya ayaa hadda ku sugan magaalada Muqdisho.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*