28th March 2024  admin  Category :

Cali Shacbaan Ibraahim ayaa ku guuleystay kursiga guddoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha Aqalka sare ee BJFS asaga oo helay cod gaaraya 28 Cod

Musharax la tartamay oo ah Cabdihakiim Macalim Axmed ayaa helay Cod gaaraya 25 Cod.

Cali Shacbaan, ayaa ka soo jeeda maamulka Hirshabelle

Guddoomiyaha KMG ah ee golaha Aqalka sare ayaa ku dhawaaqay natiijada Tartanka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*