20th May 2026  admin  Category :

Nin Sacuudiyaan ah ayaa dalka Suudaan ku guursaday gabadh Suudaaniyad ah waxayna iska dhaleen wiil, ka dib waa furay xaaskiisa wuxuuna u qaatay wiilkii uu ka dhalay dalkiisa Sacuudi Careebiya, wuxuu ku yidhi wiilkiisii hooyadaa waa dhimatay.

Wiilkii markii uu koray oo sodon jir gaaray ayaa aabihiis qirtay inuu been sheegayey oo hooyadiis ayna dhiman oo ay weli nooshahay. Wiilkaasi waa Abdullah Khojali, ciyaartooyga Sacuudiga ee kooxda the player for Saudi club Al-Nassr.

Hoos ka daawo wiilka iyo hooyadiis oo la kulansiyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*