20th May 2026  admin  Category :

Ilaahay ha u naxariisti Sheekh Cabdinaasir Xuseen Cismaan, oo Jigjiga ku geeriyooday, Sheekhu waxaa 56 sano kabadan aqrinayay tafsiirka Qur’aanka Kariimka, waxuu soo aflaxiyay culimo badan. Waxuu ahaa nin luuqada Carabiga aad ugu fogaaday aqoon durugsana u lahaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*