26th July 2024  admin  Category :

TAWFIIQ waa Lafdhabar Ammaanka PUNTLAND (Taxanaha 1aad)Tawfiiq waa degmo xigta cirifka koonfur bari ee Puntland. Waa degmo sii ballaaraneysay 15-kii sano ee ugu dambeeyey. Tawfiiq waa degmo ammaanka Puntland lafdhabar u ah. Laakiin Tawfiiq waxaa ka jira baahiyo asaasi ah oo u baahan gurmad dowlo iyo mid dadweyn warbixinta Maxamed Xasan Dhalo ayaa inoo haya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*