29th March 2024  admin  Category :

Jabhaddii Buur madow uu dhowaan samaystay, ayaa hadda Muuse Biixi ka hor keenay beeshii ay horay isu hayeen oo colaaddu ka dhaxaysay . Beesha Habar yoonis ayaa hadda leh Hab jeclooy anaga nooma Jabahadayn maysaan

One thought on “Jabhaddii Buur Madow oo bililiqo bilowday

  1. Oday

    Beelaha Isaaq markii hore Soomaali bey diideen, haddana iyagaa is diidan. Waxa la yaab leh dadkan waa la habaaray, ama waa la sixray oo waataa ka muuqata oo laga arko inay aakhiro iyo adduunba seegeen.
    Reerkan Faysal cali dhurwaa wacyigelinta beenta ah ku qaloociyey waxan kula talin lahaa inay dib isugu noqdaan oo ka waantoobaan dhaqan xumada iyo aakhirro seegnimada ay ku jiraan

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*