26th July 2024  admin  Category :

Banhda Allsanaag waxay tacsi Tiiraanyo ah u kala dirayaan, Caruurtii, Qoysaskii, qarabaddi iyo eheladdii ay kala geeriyoodeen Allah ha u wada naxariistee Mohamud Isse Gunti-xamash oo ku geeriyooday magaalada Minneapolis USA iyo Cibaado Cabdi Saalax oo ku geeriyootay magaalada Washington ee Dalka Maraykanka

Waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabtoodana    midigta ka siiyo, dhammaan qoysaskii iyo eheladii ay  ka tageena Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

ALLSANAAG.COM NEWS@ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*