9th May 2024  admin  Category :

Milxo dahab qodisteeda iyo booraamaha faraha badan ee laga qodayo talo cilmiyaysan ayay u baahantahay.

1) “Environmental impact assessment” ayay u baahantahay (oo ah in la qiimayo dadka iyo duunyada degaanka dhibka ay u keenani karto).Waayo:

a) godadkan waawayn xoolaha iyo dadkabu way ku dhici karan. Daaqsinta iyo xolaha dhib ayay ku keenaysaa.

b) haddii ay isticmaalaan chemical, waxay keeni kartaa sunta oo gaarto biyaha iyo ceelasha oo dadka iyo duunyaduba ku sumoobaan, taas oo dhimasho & xanuuno ka dhalan karaan.Lacagta Dahabka ka soo baxda waa in qayb ka mid ah dib loogu celiyaa degaanka Milxo, aroor gob iyo mandaqada oo horumar laga samayo.Intaas iyo in kale oo badan waxay u baahantahay qiimayn cilmiyaysan oon hunguri iyo kala gur ku jirin.و بالله توفيق.

Fekerka:Cumar Saciid Maxamed Xaaji..

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*