28th April 2024  admin  Category :

Qaraxyo khasaare geystay oo ka dhacay Galgala

Laba qarax oo la sheegay in ay ahaayeen miino dhulka lagu aasay ayaa ka dhacay jidka taga deegaanka Galgala ee gobolka Bari ee Puntland. Qaraxyadan ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray ciidamo ka tirsan kuwa PMPF ee Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*