18th April 2024  admin  Category :

Allaha ha u naxariisto waxa caawa dalka Ingiriiska ku geeriyooday Ahmed Ismail Hussein (Hudeidi)

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan umadda Soomaaliyeed, qoyskii,  eheladii,   iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Ahmed Ismail Hussein (Hudeidi) , oo ka mid ahaa Abwaanada Umadda Soomaaliyeed oo caawa ku geeriyooday Magaalada London dalka ee dalka Ingiriiska

Marxuum  Ahmed Ismail Hussein (Hudeidi)   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

Image may contain: one or more people and text
بسم الله الرحمن الرحيم           
كُلُّ نَفْسٍ ذَآئِقَةُ الْمَوْتِ وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُورِ
صدق الله العظيم

ALLSANAAG.COM

https://allsanaag.com/habalyo-cabdiraxmaan-iyo-manaal-xudaydi/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*