29th September 2022  admin  Category :

Degmada Buraan ee Gobolka Hayland oo laga hir geliyey Mashaariic kale oo dhaxal gal ah. Gudoomiyaha degmada Buraan Bootaan Axmed Bootaan oo ah Mahdi Allah dadka u soo diray ayaa habeen iyo maalin seexan sidii degmadan loo horumarin lahaa

https://www.facebook.com/khaalid.uurcad/videos/2955406547836242/?t=1

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*