1st December 2022  admin  Category :

Bahda Allsanaag waxay hambalyo Aroos u dirayaan Maxamed Xusen Maxamed oo ay dhashay Hooyo Deeqo Maxamed Xirsi iyo Manaal Ali ismaaciil Xudaydi oo ay dhashay Hooyo Roodo Axmed Cali Ciid Caraale oo maanta bishu tahay jan. 18, 2020 uu mehekoodu ka dhacay Bab Al hara Banqueiting Suite Grafton Road Birmingham, UK.

Gabadha waxa adeer u ah laba Xudaydi Soomaaliya kama jiraane, Macalin, Abwaan iyo Xiddiga umadda Soomaaliyeed Ahmed Ismail Hussein (Xudaydi) .

Cawaa waxaan u cayaraynaa Heesta Caroosadda adeerkeed Xaduudi uu u tiriyey aabheed yaraantoodii . Maantana uu arooska joogay isaga oo sagashan jir ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*