
7th March 2026 admin Category :
Soo dhaweeyntii Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Jamaal Xasan ayaa ka dhacday magaalada Minneoplis, waxaana ka soo qeeyb gallay soo dhaweeyntaas dad badan oo ka mid ah qeeybaha kalla duggan ee bulshada.
Allsanaag.com







