28th March 2024  admin  Category :

Labada Aqoonyahan ee Soomaali ugu aqoonta badan, oo aqoonta ay leeyihiin madaxda aduunka intooda badani ayna gaarin heerka ay waxbarashada ka gaareen,  iyaga oo ka soo baxay ama wax ka soo dhigay Jaamacadaha aduunka ugu qaalisan. Labaduna horay uga soo noqday Raisawasaayaal dawladda Soomaaliya, beel ahaana ka soo jeeda beesha Harti  oo aan horay  looga baran dhaqanka aflagaadada iyo ceebaynta sida ay xuseen abwaanadoodii hore gabayaddi ay tirin jireen. Ayaa maanta halkii  laga sugayey inay Soomaali dhibka haysata  ay ka saaraan ayaa iyagii Ganbaro isugu soo fariisteen  si ay isu aflagaadeeyaan.

Hoos ka daawo Madaxweynaha Puntland Gaas iyo Madaxweynaha Khaatumo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*