Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

24th May 2025  admin  

Gabarar Ugaandhiis oo ka mid ah dadka shaqaysta Sacudiga kuna sii jeeday dalkeeda ayaa fooshii qabsatay Dr. Aisha Khatib, oo ah macalin jaamacadeed oo caafimaadka ka dhigta University of Toronto, ayaa markii diyaaraddii Qatar Airways ee ay ka raacday Doha …

24th May 2025  admin  

Wiilkeedii oo 13 jir ah oo uu ku dhacay cudurka Covidka, ayeey gaariga gadaaashiisa ku riday si uuna u qaadsiin xanuunka Sarah Beam, oo 41 jir ah, kuna nool gobolka Texas ee dalka Maraykanka ayaa lagu eedeeyey inay khatar gelisay …

24th May 2025  admin  

Cisbitaalka Maryland, ayaa hadda iska difaacaya eed uga timid ninkii ay u geliyeeen Wadnaha Doofaarka, Waxa lagu eedeeyeyCisbitaalka in ninka ay wadnaha Doofaarka u gasheen uu yahay danbiile nin Tooreey la dhacay 34 sano ka hor, kaas oo noqday Curyaan. …

24th May 2025  admin  

Phophi Ramathuba, oo ah wasiirka Caafimaadka gobolka Limpopo ee Koonfur Afrika ayaa kormeer ku tagtay dugsi sare iyada oo gabdhaha d’ada yar ee uurka qaadaya uga digaysa ayaa waxay tidhi ‘open books and close legs’ Lugaha isku qabta ama dhiib …