Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

23rd May 2025  admin  

Dowlad Deegaanka oo diiday go’aan quseeya dhar xirashada dumarka Soomaalida Xukuumada ayaa ka hadashay warqadii aan baahinay ee kasoo baxday wakaaallada korontada ee Jigjiga. Warqaddan wakaaladda kasoo baxday ayaa lagu sheegay in dumarka ka shaqaynaya xafiiska ay soo xidhaan saraawiil, …

23rd May 2025  admin  

Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horaysay saaka deeq gurmad ah u dirtay magaalada Buuhoodle. Gargaarkaan ayaa waxaa horay dowladda Soomaaliya u soo gaarsiiyay dowladda Imaaradka Carabta. …

23rd May 2025  admin  

Doorashada lagu soo dooranayo xubnaha baarlamaanka dalka ayaa maraya meel gabaggabo ah, balse waxaa jira shakhsiyaad abbuuraya isqabqabsi hor leh si doorashada ay u sii jiitanto. Ra’iisal wasaaraha iyo guddoomiya doorashooyinka ayaa dhawaan liiska ka saaray xubno laga soo doortay …

23rd May 2025  admin  

Caasimaddii Soomaaliyeed ayaa u afduuban, waxayna ku gor gortamayaan haddan waxaan rabno iyo sidaan wax u rabno naloo yeelin, inta yar ee dawladnimo aynu haysano ayaan burburinaynaa. Sodon sano ka hor, dawladdii Soomaliyeed ee jirtay ee xoogga lahayd, caalamkana wax …