Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

28th April 2024  admin  

Taalibaan ayaa kala dirtay guddiga doorashada Afghanistan, kaas oo kormeerayay goobaha codbixinta ee maamulkii hore ee ay reer galbeedku taageerayeen, sida uu sheegay afhayeen u hadkay dowladda Taalibaan Sabtidii. “Looma baahna in guddiyadani ay jiraan oo ay shaqeeyaan,” ayuu yiri …

28th April 2024  admin  

Wasiirka Amniga oo amray in uusan dalka ka bixi karin taliyihii Rooble ku eedeeyay ‘dhul boobka’ Wasiirka Amniga Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa amray in taliyaha ciidamada badda Soomaaliyaa Sarreeye Guuto Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir aanuu dalka ka bixi karin, …

28th April 2024  admin  

Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sheegay inay ixtiraamayaan go’aankii dowlada Soomaaliya ay ku xirtay qeybta ay ka isticmaalaan garoonka diyaaraha Aden Adde ee loo yaqaan MOVCON, waxayna sheegeen in laga bilaabo maanta ay joojiyeen isticmaalkiisa. “Qaramada Midoobay waxay Soomaaliya …

28th April 2024  admin  

In badan oo idin ka mid ah, waxaad maqashaan Soomalidu waa dad ilbax ah, waa dad ganacsiga ku wanaagsan, waa kuwo wax walba ku wanaagsan, laakiinse ay ku adag tahay inay iyagu is maamulaan. Waa kugu adkaanaysaam sababta arintan keentay …