Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

13th May 2024  admin  

Ra’iisal Wasaare Rooble waxa lagu eedeeyey in uu dhul hanti qaran ah uu dhisanayo, waxa uu xilka ka qaaday guddigii khilaafaadka ee doorashooyinka isaga oo aan kala tashan cidina, sidoo kale waxa uu ku fashilmay in doorashada uu ku soo …

13th May 2024  admin  

Qoraal ka soo baxay xafiiska u qaabilsan arrimaha Afrika xukuumada Maraykanka ayaa lagu sheegay inay diyaar u yihiin inay tallaabo ka qaadaan kuwa carqalada ku ah nabada Soomaaliya. “Maraykanku wuxuu diyaar u yahay inuu tallaabo ka qaado kuwa carqaladda ku …

13th May 2024  admin  

SHAQO KA JOOJIN WASIIRKA KOOWAAD KEDDIB MARKUU SOO GALAY TUHUN MUSUQMAASUQ IYO KU TAKRIFAL DHUL DAN GUUD …

13th May 2024  admin  

Desmond Tutu oo ahaa halyay la dagaalamay midab takoorka oo geeriyooday Baadari Desman Tutu, oo ku guuleystay abaal marinta biladda Nabadda “Nobel”, kaasoo gacan ka geystay soo afjaristii nidaamkii midab takoorka dalka Koonfur Afrika, ayaa geeriyooday isagoo 90 sano jir …