Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

8th May 2024  admin  

Waa sidee xaaladda barakacayaashii ka yimi Bosaaso? …

8th May 2024  admin  

Qoyska Ikraan Tahliil ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay ugaga hadleen mowqifkooda ku aadan Xafiiska Xeer ilaalinta Maxkamadda Ciidamada qalabka sida 21kii November 2021,waxana ay sheegeen in xeer ilaaliyaha maxkamada ciidamada uusan awood u lahayn inuu xiro dacwad ka …

8th May 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay hirgalinta Xarunta Sare ee IGAD ee u adkeysiga aafooyinka iyo ilaalinta deegaanka oo IGAD ay Muqdisho ka furatay. Xaruntu waxay taageeri doontaa hirgelinta qorshaynta khataraha cimilada ee dalalka gobolka ee ku bahoobay …

8th May 2024  admin  

Madaxweyne Farmaajo oo Xarigga Ka Jaray Xarunta Urur Goboleedka IGAD ee la Socodka Cimilada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu weheliyo Xoghaya Guud ee urur Gobaleedka IGAD Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa magaalada Muqdisho xarrigga kaga jaray …