Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

6th March 2025  admin  

Amniga dalka, doorasho qof iyo cod ah, iyo dastuurka dalka oo la dhameeystiraa ayaa ah waxa ay shacabka Soomaaliyeed aad ugu baahan yihiin. Diyaaraddo la raaco iyo ka qeeyb galka shirar caalamiga ah oo la badsadaa, ma soo kordhinayaan waxaan …

6th March 2025  admin  

Milxo dahab qodisteeda iyo booraamaha faraha badan ee laga qodayo talo cilmiyaysan ayay u baahantahay. 1) “Environmental impact assessment” ayay u baahantahay (oo ah in la qiimayo dadka iyo duunyada degaanka dhibka ay u keenani karto).Waayo: a) godadkan waawayn xoolaha …

6th March 2025  admin  

Waxaan aad iyo aad ugu mahadcelinayaa dadka deegaanka Milxo ee Degmada Laasqorey, sida hagar la’aanta ah, naf hurnimada ah, ay ugu gurmadee walaalkood alle ha u naxariistee Maxamed Siciid Cali Faarax oo in ku dhow 48 saacadood ku jiray god …

6th March 2025  admin  

Bahda ALLSANAAG waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Maxamed Siciid Cali Faarax oo ku geeriyooday magaalada Milxo ee gobolka Sanaag. Waxaan si gaar ah uga tacsiyadeenaynaa waalidkii dhalay Marxuumka Siciid …