9th May 2024  admin  Category :

Bahda ALLSANAAG waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Maxamed Siciid Cali Faarax oo ku geeriyooday magaalada Milxo ee gobolka Sanaag. Waxaan si gaar ah uga tacsiyadeenaynaa waalidkii dhalay Marxuumka Siciid Cali Faarax iyo Deeqa Ismaaciil Saalax.

Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iy Iimaan uuka siiyo Aamiin Aamiin.

إِنَّا ِلِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*