Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

18th May 2025 admin
Gaalkacyo iyo Muqdisho waxay isku jiraan 750 km. Boosaaso iyo Gaalkacyo waxay isku jiraan 750 km. Boosaaso iyo Caluulana waxay isku illaa jiraan 270 km. Wardheer iyo Gaalkacyana waxay isku jiraan 300 km Buuhoodle iyo Laasqoray waxay isku jiraan illaa …

18th May 2025 admin
Hub ka dhigista lagu sameenayo shaqsiyaadka hubka sharci darrada ah ku heesta magaalada Muqdisho ayaa ah mid aad loo soo dhaweeyay. Hase ahaatee, waxaa jira shqsiyaad doonaya ineey hubka ay heestaan uga faa’iideeystaan ineey dadka ku waxyeeleeyaan ama wax ku …

18th May 2025 admin
Ururka Iftin ee Xaruntiisu tahay Magaalada Xidda oo Bilaabay Mashruuc Loogu Magac daray ka Danqo dalkaaga oo Daryee. Lacagta laga helo dekedda Boosaaso iyo mashruuca JPLG ma soo gaaraan degaanadan Ururka Iftin ee Xaruntiisu tahay Magaalada Xidda ee deegaanada Degmada …

18th May 2025 admin
Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka Puntland Aamino Xadhigle ayaa gaadhey magaalada Yube ee gobolka Sanaag. Wasiirka ayaa MCH ka magaaladaas gaadhsiisey dawooyin iyo qalab caafimaad oo MCH ku u baahnaa . Bulshada Yube ayaa ka mahad celiyey wax qabadka …