Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

29th March 2024  admin  

Maqaamka Muqdisho iyo Federaalkee  Soomaali qaadatay.  Halhays ayeey u noqotay Odayaasha iyo siyaasiyiinta Hawiye Muqdisho iyo Maqaamkeeda …

29th March 2024  admin  

Wakiilka Ina Cumar Jees iyo Odayaasha Beelaha Hawiye oo maalinta berito shir jaraaid wada qaban doona . Sida ilo lagu kalsoon yahay ay caawa magaalada Muqdisho ka sheegeen, maalinta berito ah, waxa Shir jaraa’id wada qaban doona Cabdirashiid Xidig   oo …

29th March 2024  admin  

Xaflad Lacag $30,000 loogu deeqay Dhismaha wadada Ceeldaahir-Ceergaabo Suldaan Siciid Suldaan C/salaan ayaa lacag dhan $30,000 (Sodon kun oo doollar ) ku warejiiyey guddiga wadada Ceeldaahir-Ceergaabo , lacagtaas ayaa waxa Suldaanka u soo wakiishay Ururka Haweenka Alnasar ee wadanka UK …

29th March 2024  admin  

Madaxweyne Faarmaajo ayaa  sawirkiisii surnaa Villa Wardhiigley ee magaalada Muqdisho  ku bedelay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Allah ha u naxariistee Aadan Cade.  Sidoo kale Madaxweynihii hore ee Soomaaliya,  Allah ha u naxariistee Cabdulaahi Yuusuf ayaa isaguna  garoonka caalamiga ah ee …