Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

12th May 2024  admin  

Beesha Absame oo iyaguna  ku socda khaladkii  beesha Harti looga qabsaday Laascaanood, Sool iyo Sanaagna ay ku noqdeen dhulka lagu muransan yahay. 18 sano ka hor, shir ay golaha  wasaaradda dawladda  Puntland ay ku  lahayeen Garowe ayaa Allah ha u …

12th May 2024  admin  

Farmaajo iyo Trump midna ma ilaawin Gaas iyo  John  McCain. Madaxweyaha Maraykanka Donald Trump, ayaa dagaal kula Jira John McCain oo 7 bilood ka hor dhintay, sababtuna waxay tahay  inta  uuna  McCain dhiman ayeey siyaasadda isku ayeen. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed …

12th May 2024  admin  

Haddii ay Saldanaddii Maakhir  meesha ka baxday weli Odayaashii Ardaagii Warsangeli waa joogaan. Hoos ka daawo  Ardaaga  Odayaasha Warsangeli ee  Sanaag iyo Hayland sida ay uga  wada midaysan yihiin difaaca Gobolka, halka Suldnaakii beesha Maakhir Suldaan Siciid,   uuna ilaa hadda …

12th May 2024  admin  

Maxaa Sababay is casilaada Saraakiisha ugu saraysa Puntland. Maxaa Sababay is casilaada Saraakiisha ugu saraysa Puntland. Shir shalay Kadhacay madaxtooyada Puntland oo looga hadlay arimaha Amniga Puntland ayaa saraakiisha ugu saraysa Ciidamada kulan ay la yeesheen Madaxweynaha Puntland Kulankaaas waxaa …