Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th May 2024  admin  

lixdankii ka hor Isaaq iyo Warsangeli yaa dawlad madax banaan ahaa? Warsangeli Heshiiska uu la galay Boqortooyada Ingiriisku waa ka duwan yahay heshiisyada kale oo dhan marka la eego xagga awooda saxiixa, madaxbanaanida loo ogolaa, maamulkood gaarka ah iyo qodoba …

19th May 2024  admin  

Gobolka Sanaag, guddi degaan oo Gaar haye ah ayuu u baahan yihiin. Allah ha u naxariistee Garaad Maxamuud Cali Shire, inta la ogyahay Go’aan uu ka qaatay shidaal laga qodo Dawladiisii. wuxuu go’aankaas Garaadku gaaray  dhamaadkii Kontonmeeyadii 1957 ama 1958. …

19th May 2024  admin  

Allah ha u  wada naxariistee  Aadan Gabyoow, Cumar Xaaji iyo Cawad Casharo Shalay waxay ka diideen Masaari, Cali Mahadi iyo ina Caydiid ayaa maanta Itoobiyaan   iyo Niman  sheeganaya inay Dir yiiin oo kala ah  Cumar Geele, Axmed Shido iyo Muusi …

19th May 2024  admin  

Waayo aragnimo  amniga ah ayuu leeyahay  , wuxuuna dhashay 1998 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni, oo horay beeshiisa ugu magcabaay wasiirka wasaaradaha  maaliyadda, amniga, qorshaynta, shidaalka, Khayraadka badda  iyo arimaha Gudaha ayaa maanta isaga oo ka sheekeenaya taariikhdooda ayuu wasiir …