Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

12th May 2024  admin  

Duqa Muqsho oo lagu wareejiyey deeqdii Midowga Yurub ee Gaadiidka Dab damissska Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eg.Yarisow) ayaa Midowga Yurub kala wareegay Gaadiid loogu tala galaya Dabdamiska Guddoomiyaha ayaa uga mahadceliyey Midowga Yurub taageerada …

12th May 2024  admin  

Labo ka mid ah maleeshiyaadkii Galbeed laga keenay ee ku sugnaa  gobolka Sanaag ayaa  lagu dilay isla gobolkaas . Labo ka mid ah maleeshiyaadka hubaysan ee ka soo jeeda galbeedka Soomaaliya ayaa lagu dilay gobolka Sanaag. Labadan taliye ayaa kaso …

12th May 2024  admin  

Bandhig kusaabsanaa isu Dheeli tirka Cuntooyinka gaar ahaaan Cuntooyinka Nafaqadda leh ee kasoo Baxa Dalkeena Hooyo ayaa waxaa lagu qabtay Xarunta Jaamacadda Maakhir ee Degmadda Badhan. …

12th May 2024  admin  

Maamulka SNM, maalintii uu shaqada bilaabay Ciise Xawar ilaa maanta marmarsiiyo ayeey u raadinayeen ay xilka kaga qaadaan. Sababtoo ah waxayna ogayn intaanay SNMtu  xilka  u magcaabin Ciise Xawar inuu yahay nin dalkiisa iyo dadkiisaba jecel oo aan lagu xasuuqi …