8th May 2024  admin  Category :

Labo ka mid ah maleeshiyaadkii Galbeed laga keenay ee ku sugnaa  gobolka Sanaag ayaa  lagu dilay isla gobolkaas . Labo ka mid ah maleeshiyaadka hubaysan ee ka soo jeeda galbeedka Soomaaliya ayaa lagu dilay gobolka Sanaag. Labadan taliye ayaa kaso jeeday  Gebilay Iyo Boorame. Labada taliye ayaa dilkoodu la xidhiidha kadib markay ku qabteen degmada Gar’adag  Cali Ciid oo dhowaan ku geeryooday jeelka Ceerigaabo.

Maleeshiyaadkan Beelaha Ciise iyo Gudabiirsay, ee sida khaldan siyaasiyiinta Isaaq oo iyagu  is hayaa  u isticmaalayaan   ayaa sidoo kale ku sugan degaanada Yube ee gobolka Sanaag

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*