Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th May 2024  admin  

Siyaasi Gar-Libaax oo dhaliilay Xukuumadda uu soo dhisay Madaxwayne Deni. Maxamuud Cabdi Yare (Gar-Libaax) oo kamid ahaa Musharixiintii doorashada Puntland looga adkaaday ayaa Shir’jaraaid oo uu Maanta qabtay waxa uu Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo xukuumaddiisa u cusub u jeediyey …

19th May 2024  admin  

Daawo hantidii Dadwaynaha sida lo boobayo iyo sida loo dulminayo Danyarti. R’aysalwasaaare Xasan Cali Kheyre waxaa laga sugayaa in uu  Jawaab ka bixiyo Xubnaha ku jira Dowladiisa oo ka mid noqday Dadkii maanta lagu ogaaday Barnaamijka Baadi Goob in ay …

19th May 2024  admin  

Somalia Awakens As East Africa’s Oil Province …

19th May 2024  admin  

Akram Xasan Cafiif waa wiil Soomaaliyeed kaas oo u ciyaara kooxda dalka Qatar, kuna ciyaara lambarka 11aad; wiilkan ayaa ku dhashay dalka Qatar, aabihiisna waxa uu ka mid ahaa ciyaar yahanadii dalka Soomaaliya ee berri sammaatkii. Akram ayaa dhaliyey mid …