1st May 2024  admin  Category :

Daawo hantidii Dadwaynaha sida lo boobayo iyo sida loo dulminayo Danyarti. R’aysalwasaaare Xasan Cali Kheyre waxaa laga sugayaa in uu  Jawaab ka bixiyo Xubnaha ku jira Dowladiisa oo ka mid noqday Dadkii maanta lagu ogaaday Barnaamijka Baadi Goob in ay haystaan Dhul sharci daro ah oo si xoog ah looga qaaday dad masaakiin ah

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*