Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

31st March 2025  admin  

Gabadhii Talyaaniga Ee Laga sii Daayey Al-Shabaab Oo Gaartay Roma Gabar u dhalatay dalka Talyaaniga oo afduub loogu haystay Soomaaliya ayaa saaka ka dhooftay magaalada Muqdishu, iyadoo lagu soo dhoweeyey magaalada Roma. Gabadhan oo lagu magacaabo Silvia Romano ayaa shalay …

31st March 2025  admin  

Wasiir dowladaha Wasaaradda Deeganka ,Beeraha iyo Isbedelka Cimilada DPL C/rashiid Cali Geelle ayaa sheegay in dhowaan ay wasaaradiisu bilaabayso olole cirka iyo dhulkaba laga buufinayo ayaxa ku habsaday Goboladda Puntland. https://www.facebook.com/PuntlandStateTV/videos/641489016752579/?t=110 …

31st March 2025  admin  

Dhulbahante irbad-na Dun Ma Galiyo Afkuna Waa Dheer yahay Iyado Guud ahaan Caalamku uu Dagaal dheer ku jiro islamarkaana dhaqaalle iyo Khibrad wixii uu hayay maamulkasta ama Dawladkasta Ay isugu gaysay Badbaadinta Dadkeeda iyo Ka hortaga Covid 19 islamarkaana ay …

31st March 2025  admin  

Xildhibaan Xassan Cabdi Ismaaciil oo si mug leh u taageeray heshiiskii madaxda Jubbaland iyo hoggaanka golaha isbedel-doonka. Dhanka kale wuxuu ka hadlay doorashada lagu wado in ay kadhacdo dalka sannadka soo socda. …