8th May 2024  admin  Category :

Xildhibaan Xassan Cabdi Ismaaciil oo si mug leh u taageeray heshiiskii madaxda Jubbaland iyo hoggaanka golaha isbedel-doonka. Dhanka kale wuxuu ka hadlay doorashada lagu wado in ay kadhacdo dalka sannadka soo socda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*