26th July 2024  admin  Category :

Wasiir dowladaha Wasaaradda Deeganka ,Beeraha iyo Isbedelka Cimilada DPL C/rashiid Cali Geelle ayaa sheegay in dhowaan ay wasaaradiisu bilaabayso olole cirka iyo dhulkaba laga buufinayo ayaxa ku habsaday Goboladda Puntland.

https://www.facebook.com/PuntlandStateTV/videos/641489016752579/?t=110

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*