Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th March 2025 admin
Waxaan halkan ugu mahad celnaynaa dhamaan Umaddii Muslimiinta ahayd, ee tirada badnayd ee u soo tacsiyadeesay una ducaysay Qoyska reer Uurcad, Allah raali ha ka noqdee dhamaantood iyo intii ka soo qayb gashay Aaskii Allah u naxariistee Xaaji Cabdulaahi Ibrahim …

19th March 2025 admin
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiiro iyo Wasiiro ku-xigeeno uu dhowaan Madaxweynuhu magacaabay oo maanta si rasmi ah xilkaasi loogu dhaariyey. …

19th March 2025 admin
“Axmed Karaash Isaaq Ayuu Keenaynaa Yoocadda Ma Noqon Karta wax Rag La iskaga Dhiciyo” Waxaa wali cirka taagan Khilaafka Madaxweyne Deni iyo Ku xigeenkiisa kaaso meel qarar maraya maalmihii ugu danbeeyay, Khilaafkan Isimada dhaqanka Puntland haday ahaan lahaayen Kuwa Majeerten …

19th March 2025 admin
Guddiyada Joogtada oo go’aamiyay xilliga uu furmayo Kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka Guddiyada Joogtada ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta ku shiray Xarunta Villa Hargeysa ayaa ka arrinsaday xilliga uu furmayo kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka, iyadoo kulanka looga …